|
|||||
qorilugudnews24.com
Waxaan U Tanaasuley Shacabka Reer Somaliland Si Looga Baxo Murankii Ka Dhashay Doorashii Madaxtooyada,”Masharax Cabdiraxmaan Cirro.
May 13, 2022 - Written by qoriadminHargeysa-(QorilugudNews24)-Musharaxa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Oo Maanta Kulan Ballaadhan La Qaatay Dhallinyrada Reer Somaliland Ayaa Sheegay In Uu U Tanaasuley Shacabka Somaliland Si Looga Baxo Murankii Ka Dhashay Doorashadii Madaxtooyada Somaliland Ee Sannadkii 2017-Kii. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Ayaa Sheegay In Hadda Uu Ka Dhammaaday Dulqaadkii, Waxaana Uu Ka Digey In Ay Doorashadu Waqtigeeda Ka Dib Dhacdo, Arrintaas Oo Keeni Karta Wax Aan La Mahadin.
COMMENTS
|
Latest News
|