qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Luqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qaar Ka Mid Ah Golaha Xukuumaddiisa.
May 14, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Shir-Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Hargeysa Ayaa Luqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qaar Ka Mid Ah Golaha Xukuumaddiisa, Wuxuuna Ka Digey In Ay Doorashadu Dib Uga Dhacdo Muddadii Loo Asteeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News