qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xubin Ka Mid Ah Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Is-Casilay Iyo Halka Ay Sartu Ka Qudhuntay Oo Uu Farta Ku Fiiqay.
May 14, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maxamuud Daahir Jaamac Oo Ka Mid Ahaa Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Sheegay In Uu Iska Casiley Xubinimadii Guddidaasi, Kadib Markii Dhabarka Laga Soo Taabtay Qaar Ka Mid Ah Xubnihii Guddidaasi, Isla Markaana Guddidaas Laga Dhex Abuuray Murano Madhaleys Ah Oo Aan Waqtigoodii La Joogin, Arrintaas Oo Looga Goleeyahay In Lagu Cimri Dheereysto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News