qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Md. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Guuleystey Tartankii Doorashada Madaxweynenimo Ee Dalkaasi Soomaaliya.
May 15, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdishu-(QorilugudNews24)- Waxaa Hadda La Soo Gabagabeeyey Codeynta Doorasho Oo La Isla Gaadhey Wareegii 3-aad, Taas Oo La Soo Bilaabay Axadii Maanta, Waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ee Soomaaliya Loo Doortay Md. Xasan Sheekh Maxamuud,Kaas Oo Horey U Soo Noqday Madaxweynihii 8-aad Ee Soomaaliya Intii U Dhaxaysey Sanadihii 2012-2017-kii.

Xasan Sheekh Wuxuu Noqday Madaxweynihii Ugu Horeeyey Ee Mar Labaad Ku Soo Noqday Xukunka Dalka, Wuxuuna Xilka Kala Wareegayaa Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo  Uu Horey Xukunka Ugu Wareejiyey Shan Sanno Ka Hor, Sanadkii 2017-kii.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News