qorilugudnews24.com
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, Uguna Baaqay In Uu Dalka Ka Nadiifuiyo Ugxantii Iyo Kadabshiirtii Uu Ka Tegey Rajiimkii Hore.
May 16, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, Wuxuuna Ugu Baaqay In Uu Dalka Ka Nadiifuiyo Ugxantii, Shurun-Shuurkii (Kadabshiir) Iyo Soongurtii Uu Ka Tegey Rajiimkii Isaga Ka Horeeyey Ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News