qorilugudnews24.com
Doorashadu Waa In Ay Wakhtigeeda Ku Qabsoontaa,” Murashax Cirro.
May 19, 2022 - Written by qoriadmin

Boorama-(QorilugudNews24)-Musharaxa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Oo Caawa Bulshada Reer Boorama Kala Qayb-Galay Xuska Munaasibadda 18-Ka May Ayaa Ku Baaqay In Ay Doorashadu Ku Dhacdo Wakhtigeedii, Diiwaan-Gelintuna Waa In Ay Wakhtigeedii Ku Bilaabantaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News