Halkan Toos Uga Daawo Xuska Munaasibadda 18-Ka May Iyo Madaxtooyada Somaliland.
May 19, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Halkan Toos Uga Daawo Xuska Munaasibadda 18-Ka May, Kaas Oo Caawa Lagu Qabtay Xarunta Madaxtooyada Ee Somaliland Iyo Madaxdii Asxaabta Mucaaridka Ee Somaliland Oo Gebi Ahaanba Ka Maqan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com