qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Oo Mar Kale Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May.
May 20, 2022 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Madaxtooyada Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Ee Togdheer Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Qabtay Xaflad Ballaadhan Oo Lagu Xusaayey Munaasibadda Sannad-Guuradii 31aad Ee Ka Soo Wareegtey Maalintii Gooni Isu-Taagga Somaliland Ee 18-Ka May, 1991-Kii.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News