Halkan Ka Daawo Hees Cusub Oo La Magac-Baxday ”Somaliland Waa Gob” Iyo Codkii Fannaanadda Laki Xaaji Wacays.
May 21, 2022 - Written by qoriadmin
London-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Hees Cusub Oo La Magac-Baxday ”Somaliland Waa Gob”, Waana Ereyadii Abwaan Faarax Murtiile, Laxankii Sir Maxamuud Iyo Codkii Fannaanadda Caanka Ah Ee Laki Xaaji Wacays.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com