Halkan Ka Daawo Xafladdii Sannad-Guurada 20aad Ee Xisbiga Kulmiye, Taas Oo Maanta Lagu Qabtay Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa.
May 22, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Xafladdii Sannad-Guurada 20aad Ee Ka Soo Wareegtey Aas-Aaskii Xisbiga Kulmiye, Taas Oo Maanta Lagu Qabtay Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com