qorilugudnews24.com
Mar Ummadda Been Waad U Sheegi Kartaa, Laakiin Mar Kasta Beenta Lama Hor Taagnaan Kartid,” Madaxweyne Daahir Rayaale Oo Si Weyn U Naqdiyey Beenta Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye”.
May 22, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Ayaa Si Weyn U Naqdiyey Beenta Iyo Siyaasadda Madhaleyska Ah Ee Kulmiye Ee Ay Mar Kasta Ku Soo Cel-Celiyaan Siyaasiyiinta Xisbigaasi Kulmiye, Taas Oo Ay Hadda Bulshada Reer Somaliland Ka Ilbaxday.

(You Can Lie For Some Poeple For Some Time, But You Cannot Lie All The Poeple All The Time” President Dahir Rayale Slams Kulmiye Politicians).


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News