qorilugudnews24.com
Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan Oo Guddi Anshax-Marineed U Saaray Xildhibaan Dar-Jiidhay.
June 4, 2022 - Written by qoriadmin

Farriin loo Diray Mudaneyaasha Golaha Guurtida - Wargeyska Dawan

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ee Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Guddi Anshax-Marineed U Saaray Xildhibaan Dar-Jiidhay, Xildhibaankaas Oo Lagu Magacaabo Xildhibaan Shaadh, Isla Markaana Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Somaliland Ayaa Dhawaan Ku Hadlay Wax Aanay Sakaaro Biirsan Oo Laga Yiq-Yiqsoodo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News