qorilugudnews24.com
Musharax Cabdiraxmaan Cirro Iyo Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Oo Caawa La Hadlay Bulshada Reer Hargeysa.
June 4, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Iyo Guddoomiyaha Xisbigaasi Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa Caawa La Hadlay Bulshada Reer Hargeysa, Uguna Baaqay In Ay U Soo Diyaar-Garoobaan Mudaharaad Ballaadhan, Kaas Oo Ay Iyagu Hoggaamin Doonaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News