Weriye Cumar Seerbiya Oo Maanta Lagu Xidhay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa.
June 5, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Weriye Cumar Cali Xasan Oo Loo Yaqaano ”Weriye Cumar Seerbiya”, Ayaa Maanta Lagu Xidhay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa, Xilli Uu Ka Soo Kicitimay Magaalada Muqdisho Oo Uu Ku Noolaa Shantii Sannadood Ee Ugu Dambeeyey.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com