qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Kormeer Ku Tegey Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Magaalada Muqdisho.
June 8, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Ah Ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Kormeer Shaqo Ku Tegey Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Magaalada Muqdisho, Halkaas Oo Uu Salaan-Sharaf Kaga Qaatay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News