Halkan Ka Daawo Mudaharaad Ka Curtay Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Uu Horkacaayey Musharax Cabdiraxmaan Cirro.
June 9, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Mudaharaad Ballaadhan Ayaa Saaka Ka Curtay Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Uu Horkacaayey Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com