qorilugudnews24.com
Halkan Toos Uga Daawo Xafladda Caleemo-Saarka Ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Wufuud Kala Duwan Oo Ka Soo Qayb-Gashay.
June 9, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Munaasibadda Caleemo-Saarka Ee Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, Taas Oo Hadda Toos Uga Socota Teendha Afisiyoone Ee Magaalada Muqdisho, Munaasibaddaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Wufuud Kala Duwan Oo Ka Kala Socda Waddamada Deriska Iyo Beesha Caalamka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News