qorilugudnews24.com
Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Shaaciyey In Uu Ka Badbaadey Isku Day Dil Iyo Shirqool Fashilmay Oo Lala Maaganaa, Fartana Ku Fiiqay Ciddii Soo Maleegtey.
June 10, 2022 - Written by qoriadmin

Markhaatiba U Yahay In Isku Day Dil Maanta Loola Badheedhay Aniga Iyo Ilaaladaydaba Badhtamaha Caasimadda Hargeysa Ayna Caddahay In Uu Ahaa Shirqool Ka Yimi Muuse Biixi, Uuna U Soo Dhiibey Inanka Uu Adeerka U Yahay Ee Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Birmadka Ku Magacaaban.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News