qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Galabta Magacaabay Ra’iisal Wasaare Cusub Iyo Cidda Loo Magacaabay.
June 15, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Galabta Magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Cusub Ee Dalkaasi Soomaaliya, Kaas Oo Uu U Magacaabay Xildhibaan Xamza Cabdi Barre, Kana Soo Jeeda Deegaanka Jubbaland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News