Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md. Mustafe Muxumed Cumar Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysey Ka Jeediyey Jaamacadda Camuud Ee Magaalada Boorame.
June 16, 2022 - Written by qoriadmin
Boorame-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Md. Mustafe Muxumed Cumar Ayaa Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysey Ka Jeediyey Jaamacadda Camuud Ee Magaalada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal.