Ururadan La Baxay Magacyadii Hablaha Hobolada Waxa Meel Walba Horkacaya Ee Gelbinayaa Waa Reer Kulmiye, Eng. Faysal Cali Waraabe.
June 19, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Haddaad U Fiirsataan Ururadan La Baxay Magacyadii Hablaha Hobolada Ee Samaysanaya Xafladdaha Iyo Ololayaasha Aan Shirciga Ahayn, Waxa Meel Walba Horkacaya Ee Gelbinayaa Waa Reer Kulmiye, Sidaas Waxa Yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Qalafsan Ee Uu Maanta Dalkii Ku Jiro.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com