qorilugudnews24.com
Sheekh Sadaam Huseen Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedeymo Aan Sal Iyo Raad Toona Lahay Oo Uu Sheekh Berberaawi Kula Dul Kufay Culimada Ictisam.
June 23, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Sheekh Sadaam Huseen Oo Ka Mid Ah Culimada Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedeymo Aan Sal Iyo Raad Toona Lahay Oo Uu Sheekh Berberaawi Kula Dul Kufay Culimada Ictisam, Arrintaas Oo La Sheegay In Uu Dabada Ka Riixayo Wasiir Cabdillaahi Abokor, Kaas Oo La Sheegay Xataa In Ay Baxsan Weydey Culimadii Waaweyneyd Ee Dhimatay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News