Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Khilaafka Doorashooyinka Somaliland.
June 24, 2022 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo Waraysi Gaar Ah Siiyey Universal TV, Ayaa Sheegay In Ergo Beesha Caalamka Ka Socota Oo Uu Magaalada Nairobi Kula Kulmay Uga Warbixiyey Mawqif Mucaaridka Ee Ku Saabsan In Aanay Aqbalayn Doorashada Ururada Siyaasadda, Kuwaas Oo Uu Sheegay In Aanay Sharci Ahayn.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com