Madaxweynaha Somaliland Oo Wareegtooyin Madaxweyne Oo Isugu Jirey Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyey Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xukuumaddiisa.
June 27, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Wareegtooyin Madaxweyne Oo Isugu Jirey Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyey Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xukuumaddiisa, Kuwaas Oo Markii Horeba U Badbaa Asal Ma Doorsheyaal.