Guddoomiyihii Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose General Cabdillaahi Cali Waafoow Oo Qarax Ismiidaamin Ah Lagu Diley.
July 28, 2022 - Written by qoriadmin
Marka-(QorilugudNews24)- Alle Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose General Cabdillaahi Cali Axmed WaafoowIyo Xubno Kale Oo Door Ah Ayaa Qarax Ismiidaamin Ah Lagu Diley, Qaraxaas Oo Uu Fuliyey Qof Naftii Halige Ah. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Illaahay Ha U Naxariisto Marxuumka Iyo Intii Kale Ee Qaraxaas Ku Dhimatayba…. Aamiin.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com