qorilugudnews24.com
Waxgaradka Iyo Aqoon-Yahanka Beelaha Habar-Jeclo Oo Fariin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi, Digniina U Diray Madax-Dhaqameedka Beelaha Habar-Jeclo Ee Saldhigga Ka Dhigtay Magaalada Hargeysa.
July 28, 2022 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla 4 henkilöä

Burco-(QorilugudNews24)-Waxgaradka Iyo Aqoon-Yahanka Beelaha Habar-Jeclo Oo Maanta Shir-Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Burco Ayaa Fariin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi, Iyaga Oo Ugu Baaqay In Doorashada Qabto, Sidoo Kalena Digniin U Diray Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Beelaha Habar-Jeclo, Kuwaas Oo Lagu Eedeeyey In Ay Noqdeen Dhadhamo Raac, Isla Markaana Saldhig Ka Dhigtay Magaalada Hargeysa, Iyaga Oo Iskaga Soo Hayaamay Deegaanadii Iyo Dadkii Ay Meteleyeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News