qorilugudnews24.com
Magaalada Hargeysa Oo Lagu Qabtay Munaasibad Lagu Daah-Furayey Hay’adda Baroot Foundation.
July 30, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waa Munaasibad Billan Oo Lagu Daah-Furaayey Hay’adda Baroot Foundation, Taas Oo Lagu Qabtay Hotel Damal Ee Magaalada Hargeysa, Hay’addaas Oo Ah Hay’ad Samo-Fal Ayaa Waxa Hore U Aas-Aasay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Xaaji Cali Ismaaciil Baaruud Oo Loo Yaqaaney (Cali Gadhle), alle ha u naxariisto xaaji cali ismaaciil baaruud

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News