qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Kashifay Shakhsiyaad Lacago Badan Ka Macaashay Musiibadii Caabuqa Covid-19.
July 30, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Kashifay Shakhsiyaad Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Ee Somaliland Iyo Cusbitaalka Guud Ee Magaalöada Hargeysa, Kuwaas Oo Lacago Badan Ka Sameeyey Musiibadii Caabuqa Covid-19, Ee Dunida Dhibaatada Ba’an U Geystey, Iyada Oo Dadka Ugu Badan Ee Ay Arrintaas Culeyska Ugu Wayni Ka Soo Gaadhey Ka Mid Yihiin Qorba-Joogta Reer Somaliland, Kuwaas Oo Laga Qaado Lacago Kala Duwan Oo Ay Ka Mid Yihiin 60 Dollar Oo Madaarka Laga Qaado Iyo 45 Dollar Oo Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa Lagaga Qaado.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News