Inamadii Shalay Ceerigaabo Warbaahinta Kula Hadlay Qaar Baa Hooyadood Keeryoon Cisbitaalka Lagu Geey.
July 31, 2022 - Written by qoriadmin
Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Inamadii Shalay Ceerigaabo Warbaahinta Kula Hadlay Qaar Baa Hooyadood Keeryoon Cisbitaalka Lagu Geey, Heer Kulka Busaarada Ayaa Halkaas Gaadhsiisan, Xukuumaddu Tenaagta Ay La Wareegeyso Waxaas Ayaa Ka Mid Ah.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com