Maamulka Gobolka Buuhoodle Oo Maanta Soo Af-Jaray Colaad In Badan Ka Dhex Oogneyd Laba Ardaa Oo Ka Soo Kala Jeeda Beelaha Xasan Cabdille (Solomadow) Iyo Wacays Aadan (Dhulbahante).
July 31, 2022 - Written by qoriadmin
Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Buuhoodle Ayaa Maanta Soo Af-Jaray Colaad In Badan Ka Dhex Oogneyd Laba Ardaa Oo Ka Soo Kala Jeeda Beelaha Xasan Cabdille (Solomadow, Habar-Jeclo) Iyo Wacays-Aadan (Dhulbahante), Iyada Oo Labadan Beelood Uu Muddo Saddex Maalmood Ah Shir-Nabaddeed Uga Socdey Gudaha Magaalada Buuhoodle.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com