|
|||||
qorilugudnews24.com
Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Beelaha Bariga Burco.
August 1, 2022 - Written by qoriadminHargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddan Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Ayna Wehelinayeen Masuuliyiin Sar-Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Ayaa Kulan Qado-Sharafeed Ah La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Beelaha Bariga Burco, Bariga Gobolka Saaxil, Saraar Iyo Galbeedka Gobolka Sanaag.
COMMENTS
|
Latest News
|