qorilugudnews24.com
Itoobiya Oo Dhaqaale Badan Ka Faa’iidey Hilibka Dameeraha, Kaas Oo Ay Dalka Dibeddiisa U Dhoofiso.
August 4, 2022 - Written by qoriadmin

Addis Ababa-(QorilugudNews24)- Dawladda Itoobiya Ayaa Sheegtay In Ay Lacag Dhan 600 Oo Kun Oo Doollar Ka Faa’iidey Dhoofinta Hilibka Dameeraha Ee Lagu Qalo Gudaha Dalkeeda, Iyada Oo Sannad-Maaliyaddeedkan Lagu Jiro Dalkeeda Dibeddiisa Loo Dhoofiyey 492 Tan Oo Hilib Dameeraad Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News