qorilugudnews24.com
Maamulka Gobolka Sool Iyo Cutubtyo Ka Tirsan Ciidanka Somaliland Oo Maanta Gaadhey Deegaanka Far-Dhidin Ee Xadka Somaliland Iyo Somalia.
August 4, 2022 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Sool Iyo Cutubtyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Gaadhey Deegaanka Far-Dhidin Ee Degmada Boocane Ee Gobolka Sool, Deegaankaas Oo Ku Yaa Xadka Kala Qaybiya Somaliland Iyo Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News