qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Muuqaal Ku Saabsan Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar.
August 7, 2022 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Kooban Oo Ku Saabsan Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar, Muuqaalkaas Oo Uu Inoo Soo Gudbinaayo Suxufi Saleebaan Kiiko Oo Ka Mid Ah Suxufiyiinta Ka Hawl-Gashasha Goobolkaasi Saraar.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News