qorilugudnews24.com
Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Burco Oo Dib Loo Furay Iyo Diyaaradii U Horeysey Oo Maanta Soo Caga-Dhigatay.
August 13, 2022 - Written by qoriadmin

Halkan Ka Daawo:Garoonka Diyaaradaha Magalada burco Oo dib Loo Furay  ,diyaaradii Ugu horaysay Oo Dulimaadyo Ka Bilaabaysa Oo Cago-dhigatay.

Burco-(QorilugudNews24)-Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Burco Ayaa Dib Loo Furay Iyo Diyaaradii U Horeysey Oo Maanta Soo Caga-Dhigatay, Diyaaradaas Oo Ay Iska Leedahay Shirkadda Duulimaadyada Ee Dalsan Air.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News