qorilugudnews24.com
Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefdi Ballaadhan Oo Ka Socdey Dalka Maraykanka, Kuwaas Oo Isugu Jirey Dublamaasiyiin Iyo Saraakiil Ciidan.
August 13, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefdi Ballaadhan Oo Ka Socdey Dalka Maraykanka, Kuwaas Oo Isugu Jirey Dublamaasiyiin, Saraakiil Ciidan Iyo Madax Kale Oo Ka Socotey Akadeemiyadda Heritage Foundation Ee Dalkaasi Maraykanka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News