qorilugudnews24.com
Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse Oo Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa.
August 13, 2022 - Written by qoriadmin

Suldaanka guud ee Habar-jeclo oo Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyay -  YouTube

Burco-(QorilugudNews24)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse Ayaa Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa, Suldaanka Oo In Muddo Ah Arrimo Caafimaad Ugu Maqnaa Waddanka Dibeddiisa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News