Halkan Ka Daawo Heestii Arbow Geesigii Dagaalkow Iyo Codkii Hobolada Waaberi, Heestaas Oo Aanu Ugu Tallo-Galay Ciidanka Qaranka Ee Somaliland.
September 9, 2022 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Heestii Arbow Geesigii Dagaalkow Iyo Codkii Baxsan Xaaji Cali, Axmed Cali Cigaal, Khadra Daahir Cige Iyo Maxamed Cumar Rooraaye, Kuwaas Oo Dhammaantood Ka Mid Ahaa Hoboladii Waaberi, Heestaas Iyo Sawirada La Socda Oo Aanu Ugu Tallo-Galay Ciidanka Qaranka Ee Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com