qorilugudnews24.com
Shir-Weynihii Urur-Siyaasaddeedka Barwaaqo Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargeysa.
September 14, 2022 - Written by qoriadmin

Wariye Axmeddahir को फोटो।

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shir-Weynihii Urur-Siyaasaddeedka Barwaaqo Ayaa Maanta Ka Furmay Hotel Guuleed Ee Magaalada Hargeysa, Shirkaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Masuuliyiinta Urur-Siyaasaddeedkaasi Barwaaqo, Qaybaha Kala Duwan Ee Ururada Bulshada, Ergooyin Ka Kala Socdey Degmooyinka Iyo Gobollada Dalka Iyo Marti-Sharaf Kale Oo Aad U Tiro Badan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News