qorilugudnews24.com
Shir-Weynihii Urur-Siyaasadeedka Kaah Oo Maanta La Soo Gabagabeeyey, Laguna Doortay Xubnaha Hoggaanka Sare Ee Ururkaasi.
September 14, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shir-Weynihii Urur-Siyaasadeedka Kaah Ayaa Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Hotel Maansoor Ee Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Lagu Doortay Xubnaha Hoggaanka Sare Ee Ururkaasi Hagi Doona.
Magacyada Xubnaha Hoggaanka Sare Ee Urur-Siyaasaddeedka KAAH.

1. Guddoomiyaha Ururka: Maxamuud Xaashi Cabdi 1,352. Cod
2. Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi Dheere): Ku-Xigeenka Koowaad Ee Urur-Siyaasaddeedka Kaah.

3. Marwo Saynab Cali Xasan: Ku-Xigeenka Arrimaha Bulshada
4. Xil. Maxamed Xasan Siciid: Ku-Xigeenka Qorshaynta
5. Xil. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon): Ku-Xigeenka Arrimaha Dibedda
6. Xil. Maxamed Jama Liibaan: Ku-Xigeenka Dhaqaalaha
7. Cabdikariim Maxamed: Ku-Xigeenka Xidhiidhka Gobollada Iyo degmooyinka
8. Marwo Khadra Xaaji Gaydh: Xoghayaha Guud Ee Uruka Kaah.
9. Cabdale Cali Salax:Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Ururka

 

Waxa Kale Oo Cod Aqlabiyad Ah Lagu Ansixiyey 67 Xubnood Ee Golaha Dhexe Ee Ururka Kaah.

Discover Ururka kaah 's popular videos | TikTok

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News