qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Magac Cusub U Bixiyey Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Iyo Sababta!!.
September 14, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Ayaa Magac Cusub U Bixiyey Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Mr. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, Kaas Oo Ay Sheegeen In Hadda Wixii Ka Dambeeya Loogu Yeedhi Doono Magac Gabdheedka Ee (Ms Idil), Magacaas Oo Laga Soo Min-Guuriyey Gabadha Jilaaga Ah EeIDIL”, Taas Oo Filimka La Metesha Jilaaga Reer Nigeria Ee BASADIIR.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News