qorilugudnews24.com
Boqor Buurmadow Oo Ka Dayriyey Xaaladda Guud Ee Somaliland, Hanjabaad Culusna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukuumaddiisaba.
September 15, 2022 - Written by qoriadmin

Addis Ababa-(QorilugudNews24)-Boqor Buurmadow Oo Waraysi Lagula Yeeshay Magaalada Addis-Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia Ayaa Ka Dayriyey Xaaladda Guud Ee Somaliland, Isla Markaana Hanjabaad Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi, Ugana Digey In Ay Doorashadu Waqtigeedii Ka Dib Dhacdo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News