qorilugudnews24.com
Danab Ku Dhacay Qoys Reer Guuraa Ah, Kana Kooban 7 Qof, Kuwaas Oo Ku Noolaa Deegaanka Xaaxi Ee Gobolka Daad-Madheedh.
September 15, 2022 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Hal Qof Ayaa Dhintay 2 Kalena Dhaawac Ayaa Ka Soo Gaadhey, Kadib Markii Uu Danab Ku Dhacay Qoys Reer Guuraa Ahaa, Kana Koobnaa 7 Qof, Kuwaas Oo Ku Dhaqan Deegaan U Dhexeeya Magaalooyinka Oodwayne Iyo Xaaxi Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News