qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Weerar Culus Ku Soo Qaaday Qadiyadda Madax-Bannaanida Somaliland Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Aamus Kaga Jawaabtey.
September 17, 2022 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Dalka Maraykanka Kula Kulamay Qaar Ka Mid Ah Hadhaadigii Faqashta Iyo Carrurtoodii Ayaa Weerar Culus Ku Qaaday Qadiyadda Madax-Bannaanida Somaliland Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Aamus Kaga Jawaabtey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News