330 Arday Oo Ka Qalin-Jebiyey Jaamacadda Alpha University Ee Magaalada Burco Iyo Masuuliyiin Kala Duwan Oo Ka Soo Qayb-Gashay.
September 18, 2022 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-330 Arday Oo Ka Qalin-Jebiyey Jaamacadda Alpha University Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Ragga Ee Togdheer Iyo Masuuliyiin Kala Duwan Oo Ka Soo Qayb-Gashay.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com