qorilugudnews24.com
Guddida Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Oo Doortay Guddoomiye, Guddoomiye Ku-Xigeen Iyo Afhayeen.
September 18, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddida Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland Oo Doortay Guddoomiye, Guddoomiye Ku-Xigeen Iyo Afhayeen.

1. Muuse Xassan Yuusuf: Goddoomiyaha Kominshanka.

2. Axmed Cisman Xassan: Gudoomiye Ku-Xigeen.

3. Cabdicasiis Xirsi Warsame: Afhayeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News