qorilugudnews24.com
Xisbiga Ucid Oo Guddida Diiwaan-Gelinta U Gudbiyey Macluumaadkii Looga Baahnaa, Iskana Diiwaan-Geliyey, Taas Oo Meesha Ka Saaraysa Murankii Doorashada.
September 18, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Ayaa Guddida Diiwaan-Gelinta U Gudbiyey Macluumaadkii Looga Baahnaa, Iskana Diiwaan-Geliyey, Taas Oo Meesha Ka Saaraysa Murankii Doorashada Ee Muddoba Soo Taagnaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News