Laba Beelood Oo Maanta Geel Mag Ah Kula Kala Wareegey Deegaanka Coodanle Ee Degmada Qorilugud Ee Galbeedka Gobolka Buuhoodle.
September 19, 2022 - Written by qoriadmin
Coodanle-(QorilugudNews24)-Beelaha Reer-Dood Iyo Samakaab Axmed Ayaa Maanta Geel Mag Ah Kula Kala Wareegey Deegaanka Coodanle Ee Degmada Qorilugud Ee Galbeedka Gobolkaasi Buuhoodle, Geelaas Oo Lagu Wareejiyey Beesha Samakaab Axmed Oo Ka Mid Ah Beelaha Dhulbahante.