qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood.
September 19, 2022 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Ayaa Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood Ee Xarunnta Gobolka Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News