qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Soo Gaadhey Deegaanka Tuka-Raq Ee Gobolka Sool, Halkaas Oo Fadhiisin U Ah Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore.
September 19, 2022 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Ayaa Soo Gaadhey Deegaanka Tuka-Raq Ee Gobolka Sool, Halkaas Oo Fadhiisin U Ah Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News